Home » Music » Didi Naji - UUNSI (Official Video)

Didi Naji - UUNSI (Official Video)

Written By Naji Productions on Thursday, Jun 13, 2019 | 03:10 PM

 
Music by: Mohamed Naji © Written by: Dadir Omar Edited by: Labiib Naji Guitar by: Abdi Gitaar Director: Nashwan Naji Music video by DIDI NAJI performing UUNSI. (C) 2019 Naji Productions under exclusive license to Shareero Stars. NAJI PRODUCTIONS COPENHAGEN - DENMARK Spotify: https://open.spotify.com/track/5mO12WXUGseAw0IctuVccG?si=fjzqBBBqQQuOwuq0cwBeGg Apple Music https://music.apple.com/gb/artist/didi-naji/1262993715 Lyrics: (chorus) Uunsi ma ii shididoo waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo Aan fahmees tee lahaay Uunsi ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Aan fahmees tee lahaay (1verse) Uunsaneey kor ka shid hoos ka shid aqalka shid ee nawada shid Fiicaneey fooxa shid firaashka ku shid fadhiga ku shid oo nawada shid (change) Carafeey wixii shidan adigaa ka shidan shanqar hadal shaqadeena ma ehee shiikh IYO Shariif mana moogo inaan shoornee shid (chorus) Uunsi ma ii shididoo waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo Aan fahmees tee lahaay Uunsi ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Aan fahmees tee lahaay (2nd verse) Cadareey cambareey cuud ka caraf badneey udgooneey carafeey caleentii ubaxeed la aantaa aabaarinye An liibaani marii kihelee jaceylaa An laazinaye lamdaani mataaneenee (change) wixii shidan adigaa ka shidan shanqar hadal shaqadeena ma ehee shiikh IYO Shariif mana moogo inaan shoornee shid (chorus) Uunsi ma ii shididoo waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo Aan fahmees tee lahaay Uunsi ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Aan fahmees tee lahaay (outro) Ayaayaaay yaa waayee Shareero Hadalkaa hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe An hadalka hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe hibadkaa isaaree xariir dahab lamudaawee